Waxaa goor dhaweed soo idlaaday shirkii uu dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha caalamka ee ka socda Xerada Afisyooni.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa dib ugu laabtay aqalka Madaxtooyada Soomaaliya , Wali macadda go’aanada Ka soo baxay shirkan iyo go’aanka beesha caalamka.
Shirkan ayaa yimid xilli Soomaaliya ay wajahayso Soomaaliya cakirnaan siyaasadeed iyo mid amni oo salka ku haysa Doorashada Soomaaliya.
Ad