Home Wararka Maanta Kooxda daacish ee Puntlad oo Adeegsanaaya Diyaarado Qaraxyo Sida Iyo Qaar laga...

Kooxda daacish ee Puntlad oo Adeegsanaaya Diyaarado Qaraxyo Sida Iyo Qaar laga Qabtay

0

Ciidanka difaaaca Puntland ayaa Gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa & kuwo ay qaraxyo ku rakiban yihiin una diyaaraan inay is qarxiyaan.

Qabashada Diyaaradahaan ayaa suurta gashay kadib dagaal kooxda Khawaraajita ee daacish & ciidanka howlgalka Hilaac Dhex marey waxaana sidoo kale ciidanku la wareegeen goobo ay kooxdaha cadowgaa kasoo duuli jireen.

Gobolka bari waxaa si xowli ah uga socda howlgalka hilaac ee ciribtirka kooxda argagixisada ee daacish oo kuu dhuumalaysta buuralayda fog ee calmiskaad.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleErdogaan Ma Tartami Doonaa Markii Afraad Mise Waa Tanaasulay?
Next articleMarkab Toos uga Yimid Shiinaha oo Markii Ugu Horaysay Kusoo Xirtay Dekada Muqdisho