Home Wararka Somaliya Galmudug Koox Burcad ah oo jidgooyooyin dhigtay Wadada isku xirta Cadaado iyo Galinsoor

Koox Burcad ah oo jidgooyooyin dhigtay Wadada isku xirta Cadaado iyo Galinsoor

0

Jidgooyo sharci daro ah ayay Malayshiyaad hubeysan waxaa ay xalay dhigteen wadada dheer ee isku xirta Cadaado iyo Galinsoor waxaana ay lacago ka qaadanayeen Gaadiidka dadweynaha ee wada ku safraya

Xoga aan ka Helnay Deegaanadaan Ayaa sheegaya in Qaarkood  maleyshiyadkaan ka tirsan yihiin ciidamada daraawiishta galmudug oo mushaarkii loo diiday

Gaadiidka Halkaa ku safar ayay wada u galeen Waxayna xalay uga qaadeen Dhaqaalo Baad ah sida dadka Deegaanka ay la wadaageen Mudug24.

Ad
Previous articleDowladda Germany ayaa 12 milyan oo Yuuro ugu deeqday Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya
Next articleInta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here