Home Wararka Maanta Inta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta

Inta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta

0

Waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo lagu soo daadiyay ciidamada gaarka ah ee ilaaliya madaxtooyadda. Waxa ayna dadka shacabka ah ku qasbayaan in ay lugeeyaan.

Illo Xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in waddooyinka ay u xiran yahay Farmaajo oo safar dibedda ah u ambabaxaya, si uu u adeegsado waddooyinkaas.

Madaxwayne Farmaajo aya la Filayaaa Safar inuu ku gaaro Dalka Turkiga.

 

Ad
Previous articleKoox Burcad ah oo jidgooyooyin dhigtay Wadada isku xirta Cadaado iyo Galinsoor
Next articleAgaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here