Home Wararka Maanta Kooramka Baarlamaanka Soomaaliya oo Buuxsamay Xili la Filaayo Maantay Talaabooyon Wawayn

Kooramka Baarlamaanka Soomaaliya oo Buuxsamay Xili la Filaayo Maantay Talaabooyon Wawayn

0

Kulanka xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka furmay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kooramka soo xaadiray 254 mudane oo kala ah 212 xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 42 senator oo Aqalka Sare ah.

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulanka shir guddoominaya, waxaana kulankaan cod loogu qaadayaa ansixinta dastuurka dalka.

Ad
Previous articleDowlada soomaaliya oo Jawaab Deg deg ah ka Bixisay Hanjabaadii uga Timid Bangiga Aduunka
Next articleWar Deg Deg ah: Xildhibaannada labad gole oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here