Home Wararka Somaliya Galmudug Khilaafkii U Dhaxexeeyey Qoor Qoor iyo Cali Ciid oo Cirka isku Shareeray...

Khilaafkii U Dhaxexeeyey Qoor Qoor iyo Cali Ciid oo Cirka isku Shareeray iyo Doorashooyin ka Dhacay Caabudwaaq(Sawiro)

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug ayaa magaalada Cabudwaaq maantay ku qabatay dib u doorashada labo kurisi oo kamida kuraasta golaha deegaanka degmada Cabudwaaq oo u horay ugu fadhiyeen xubno hore ee gola deegaanka Mohamed Hassan Noor Iyo Xamdi Xuseen Cali
kuwaas oo xubin-nimadoodi lumiyay

Kurisga kowaad waxaa ku tartamay labo Musharax oo kala ah

1. Khaliif Cabdi Warsame
2. Abdi Qani abdi warsame

Kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamay mushraxiinta kala ah

1. Ikraan Deeq Xasan
2. Ramlo Ahmed cuuke

Doorashada oo u dhacday qaab gacan taag ah ayaa waxaa ku soo baxay Khaliif Abdi Warsame Iyo Ikraan Deeq Xasan oo kamid noqonaya xubnaha golaha deegaanka degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Arinkaan ayaa Waxuu Khilaaf adag ka Dhex Abuuray Madaxweyne Qoor Qoor iyo ku Xigeenkiisa Cali Daahir Ciid oo Haatan ku Sugan Caabudwaaq.

 

Ad
Previous articleMaamulka SSC Khaatumo oo sii daynaya qaar ka mid ah maxaabiista ay hayaan + Sababta
Next article“Hadaan dhinto qabiilkeyga iyo Soomaali oo dhan” Shanbaloolshe oo Shaaciyay Dardaaran uu ka Reebay Taliye Xasan Tuure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here