Khilaaf Xoogan ayaa Soo Kala dhaxgalay Guddiga Doorshooyinka Heer State ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Gaar ahaan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka Guddiga kadib Markii Xalay Laba Warqad oo aay ku kala Saxiixanyhiin Gudoomiyaha Guddiga Axmed Xasan Diini iyo Gudoomiye kuxigeenka Xaliimo Maxamed Cismaan,
Warqada Markii hore Soo baxaday Waxaa Lagu Saxiixahay Xalimo Maxamed Cismaan Gudoomiye kuxigeenka Guddiga inkasto Markii Dambe Laga Saaray warqada oo Qalalada badan kajiray,
Isla daqiiqado kadib Waxaa lagu Soo Celiyay Warqada oo u ku Saxiixanyahay Gudoomiyaha Guddiga Axmed Xasan Diini taaso Durubo Muujisay inu jiro khilaafaadka,
Wararka qar ayaa sheegaya inu Markii hore Gudoomiyaha Guddiga ka Amar diiday Madaxada Hir-shabeelle Soo Saarista 13ka kursi ee Xalay Asigoo ku Andacooday kuraas dheeri oo Madaxada dib aay u Dhigeen inu Soo hormarayo taaso keentay in Gudoomiye kuxigeenka Lagu Amaro Shaacinta Kuraasta.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka