Home Wararka Maanta Jubbaland oo cadeysay Mowqifkeeda ku aadan Xukuumadda cusub

Jubbaland oo cadeysay Mowqifkeeda ku aadan Xukuumadda cusub

0

Jubbaland ayaa caddeeysay mowqifkeeda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in Jubbaland ay taageersan tahay xukuumadda cusub, isla makraana ay ku boorrineyso Baarlamaanka inuu ansixiyo.

Jubbaland ayaa la aamisanaa inay ka mid tahay maamulada dhaliilsan dhismaha Golaha Wasiiradda Cusub ee Soomaaliya, sida dad badan ay aamisanyihiin

Ad