Home Wararka Somaliya Jubbaland Jubaland oo Shaacisay Kuraastii u Danbaysay ee Taalay Kismaayo

Jubaland oo Shaacisay Kuraastii u Danbaysay ee Taalay Kismaayo

0

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa Shaaciyay magacyada guddiga xulista Ergooyinka dooranaysa kuraasta kala ah #HOP133 & #HOP219.

Labadan kursi ayaa noqonaya kuwii ugu dambeeyay kuraasta ku astaysnaa deegaan doorashada 1-Aad ee Jubbaland Kismaayo.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Hirshabeele oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Hirshabele
Next articleHadal u Jeediyay Raysulwasaraha Britan oo Cara Xoogan ka Dhaliyay wadanka UK

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here