Home Wararka Maanta Jubaland oo Shaacisay Kuraastii u Danbaysay ee Taalay Kismaayo

Jubaland oo Shaacisay Kuraastii u Danbaysay ee Taalay Kismaayo

0

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa Shaaciyay magacyada guddiga xulista Ergooyinka dooranaysa kuraasta kala ah #HOP133 & #HOP219.

Labadan kursi ayaa noqonaya kuwii ugu dambeeyay kuraasta ku astaysnaa deegaan doorashada 1-Aad ee Jubbaland Kismaayo.

Ad