Home Wararka Maanta Jubaland oo Shaacisay kuraas ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

Jubaland oo Shaacisay kuraas ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaacinaya 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dowladda Jubbaland.

Guddiga ayaa horey u shaaciyey 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah horey loo qabtay

Jubbaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii afraad ee shaaciya liiska doorashada kuraasta golaha shacabka 24 saac gudahood, iyadoo shalay ilaa xalay ay sidan oo kale kuraas doorasho u shaaciyeen Hirshabelle, Galmudug iyo Puntland.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA JUBBALAND

Ad
Previous articleBaarlamaanka ingiriiska oo ka Shiraaya Aqoonsiga Soomaaliland
Next articleAlshabaab oo weearar Khasaaro Dhaliyay ka Gaystay Gudaha Dalka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here