Home Wararka Maanta Baarlamaanka ingiriiska oo ka Shiraaya Aqoonsiga Soomaaliland

Baarlamaanka ingiriiska oo ka Shiraaya Aqoonsiga Soomaaliland

0

Baarlamaanka Ingiriiska ayaa 18 bishan Dood ka yeelan doona ‘Aqoonsiga Somaliland’. Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka ayaa dooddan la xidhiidha Aqoonsiga Somaliland ka horjeedin doona Baarlamaanka UK.

Gavin Williamson ayaa horey usoo noqday Wasiirka Difaaca UK, isagoo wakhtigii uu Wasiirka ahaa socdaal ku yimid Somaliland.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa soo dhaweysay arrintan, iyadoo sheegtay in ay la socoto doodda ku saabsan qadiyadda Somaliland ee Baarlamaanka UK ka dhici doonta

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka ku Booqday Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda (Sawiro)
Next articleJubaland oo Shaacisay kuraas ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here