Home Wararka Maanta Joe Biden oo ku tilmaamay Vladimir Putin “kaligii taliye gacan ku dhiigle...

Joe Biden oo ku tilmaamay Vladimir Putin “kaligii taliye gacan ku dhiigle ah”.

0

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa eedeeyay Vladimir Putin wuxuuna ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka “kaligii taliye gacan ku dhiigle ah”.

“Jamhuurigu waxay si wadajir ah uga soo horjeedaan kaligii taliye gacan ku dhiigle ah, tuug saafi ah oo dagaal anshax xumo ah kula jira dadka Ukraine,” ayuu yiri Biden Khamiistii.

“Putin wuxuu ku bixinayaa dhaqaalo gardarrada,” ayuu raaciyay.

Arbacadii, Biden waxa uu madaxweynaha Ruushka ugu yeedhay “Dambiile dagaal”, taasi oo warbaahinta Caalamka Hadalheyso.

Putin ayaa dagaal ku qaaday Dalka Ukraine oo Xulafeysi kula jira Nato si uu ugu biiro.

Ad
Previous articlePutin oo ordogaan ugud biyay Qodobada uu ku joojinkaro Dagaalka Ukrain uu ka wado
Next articleAlshabaab oo laga Cabsi Qabo inuu Weeraro Ka Fuliyo Gudaha Maraykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here