Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta yeelan doono kulankooda 2-aad tan iyo markii la dhisay, waxaana shirkaan la filayaa in maanta lagu magacaabo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo taliyaasha ciidamada.
Xogo hordhac ah ayaa sheegaya in maanta uu dhici doono isbadal wayn oo dhinaca ciidanka iyo maamulka gobalka Banaadir ah, kaasoo in muddo ah la sugayay.
Amniga Gobalka Banaadir ayaa Faraha Kasii Baxaayay Tan iyo Isbadalkii Doorashada Soomaaliya.
Ad