Home Wararka Maanta Inta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta

Inta Badan Wadooyinka Magaalada Muqdishu oo maantay Xiran ogow Sababta

0

Waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo lagu soo daadiyay ciidamada gaarka ah ee ilaaliya madaxtooyadda. Waxa ayna dadka shacabka ah ku qasbayaan in ay lugeeyaan.

Illo Xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in waddooyinka ay u xiran yahay Farmaajo oo safar dibedda ah u ambabaxaya, si uu u adeegsado waddooyinkaas.

Madaxwayne Farmaajo aya la Filayaaa Safar inuu ku gaaro Dalka Turkiga.

 

Ad