Home Wararka Maanta Imisa Xildhibaan ayaa Hartay Xili Doorashada Gabagaba Marayso(Aqriso)

Imisa Xildhibaan ayaa Hartay Xili Doorashada Gabagaba Marayso(Aqriso)

0

Waxaa heer gebogebo ah maraya doorashada Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya oo weli ka socota qeybo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Somalia

HOOS KA AKHRISO MACLUUMAADKA DOORASHADA OO DHAMESYTIRAN

Tirada guud ee la doortay        =249
Tirada guud ee dhiman            = 26
Heerka boqollayda la doortay = 91%

Maamulada Somaliland, Koonfur galbeed, Galmudug, Puntland iyo Gobolka banaadir ayaa soo gabagabeeyay doorashada halka Jubaland iyo Hirshabelle ay wali ka socoto.

Waxaa weli aan kala cadeyn in doorashada 16 kursi oo taalla Garbahaarey ay halkaas ka dhici doonto, waxaana dhinacyada isku haya Jubbaland ay isku maandhaafsan yihiin arrtintaas oo salka ku heysa khilaaf u dhexeeya Madaxxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe.

Ad
Previous articleCali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed oo Qaabilay Sanbaloolshe kadib Guushiisii(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Tababr usoo Xiray Ciidamo Cusub oo ka Tirsan Kuwa Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here