Home Wararka Maanta Imisa ayaa Ku dhimatay Dagaalkii Maanta ka dhacay Gobalka Mudug

Imisa ayaa Ku dhimatay Dagaalkii Maanta ka dhacay Gobalka Mudug

0

Dagaal culus ayaa Maanta ka dhacay Gobalka Mudug , waxaana Weerarkaasi soo qaaday Alshabaab.

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 10 ruux, oo u badan Saraakiil iyo Askar Ka Tirsan dowladda iyo Kuwa Galmudug.

Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Alle Ha unaxariistoTaliyihii Ururka Horseed Ee Ciidanka Daraawishta Galmudug waxuuna ku dhintay Dagaal Culus oo Galab ka dhacey Aaga shabeelow Ee Konfurta Mudug

Ad
Previous articleFaahfaahin: Saraakiil Caan ah oo lagu dilay Dagaalada ka dhacay Galmudug
Next articleDegmada Kaaraan oo gudoomiye Cusub Loo magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here