Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Mudug24 u xaqiijiyay in ciidamo ka amar qaata MW Farmaajo ay tageen xafiiska RW Rooble waxaana shaqaalaha lagu amray in ay guryahooda aadaan waxaana ciidankaan amar lagu siiyay in Rooble uusan fariisan xafiiskiisa.
Sidoo kale waxaa ciidanka ilaalada Madaxtooyada lagu amray in uusan Madaxtooyada soo geli karin Wasiirka amniga Soomaaliya iyadoo gaadiid dagaal iyo ciidan dheeraad ah lagu arkayo albaabada Villa Somalia.
Ad