Home Wararka Somaliya Madaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho

0

Madaxweyne QoorQoor ayaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan sida la ii xaqiijiyay, Xilli uu sii xogeystay khilaafka ka dhaxeeya Farmaajo iyo RW Rooble.

Madaxweyne QoorQoor waxa uu ka gaabsaday go’aan laga sugayey in uu ku garab istaago Farmaajo ama RW Rooble.

 

Ad
Previous articleIlaalada Madaxtooyada oo lagu amray in uusan Raysulwasaare Rooble Soo gali karin Madaxtooyada
Next articleWar Deg Deg Ah: Ciidamo la Wareegay Xafiiska Raisal Wasaare Rooble ee Madaxtooyada Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here