Home Wararka Maanta Shirka nadaafada iyo Bilic soo Celinta oo laga Daah furay Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

Shirka nadaafada iyo Bilic soo Celinta oo laga Daah furay Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan ayaa Caawo Daah furay Shirkada Nadaafada iyo Bilic Soo Celinta Magaalada Gaalkacyo.

Daah furka Munaasabadaan Ayaa Waxaa ka Soo qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Deeganka, Agaasimayaasha, Gudoomiyasha Xaafadaha Xubno ka socday Ururka Dhalinyarada, iyo Haweenka Qeybaha kala Duwan Ee Bulshada.

Duqa Degmada Galkacyo ayaa sheegay in Shirkadda Nadaafada iyo Bilic Soo Celinta Ee bad baado ay wax ka Qaban doonto Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Galkacyo islamarkaana Maamulka Degmadu ku Gacan Siin Doono Fududeynta iyo Hagaajinta Nadaafada Degmada Gaalkacyo iyo Deeganada Hoos yimaado.

Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyi Galinta Dowlada hoose Degmada Galkacyo.

 

Ad
Previous articleDeg Deg Farmaajo oo Sheegay inay Shaqadii ka joojiyay Raysulwasaare Rooble
Next articleIlaalada Madaxtooyada oo lagu amray in uusan Raysulwasaare Rooble Soo gali karin Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here