Home Wararka Maanta Hub Laga keeno Iran oo la Soo galiyo Somaliya

Hub Laga keeno Iran oo la Soo galiyo Somaliya

0

Hub ka yimaada Iran oo la sheegay inuu ku qul-qulaayo Soomaaliya.

Hay’adda lagu magacaabo Global Initiative ee qaabilsan la dagaalanka dambiyada caalamiga ah ee abaabulan ayaa maanta sheegtay in daraasad ay kusamaysay hubka laga keeno dalka Iran ee loo iib geeyo gudaha Soomaaliya.

Global Initiative ayaa sheegtay in ka badan 400 oo hub sharci darro ah laga diiwaan geliyey 13 goob oo ku kala yaal Soomaaliya muddo 8 bilood ah.

Hay’adda ayaa sheegtay in Hubkasa faraha badan ee ku socda Soomaaliya uu saameyn weyn ku yeelan karo amniga Puntland, iyo sidoo kale dalalka deriska la ah Soomaaliya sida Itoobiya iyo Kenya.

 

Hoos ku dhufo Lingiga

An Iranian Fingerprint? Tracing Type 56-1 assault rifles in Somalia

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Wadanka itobiya si uu uga qeyb galo Shir looga hadlayo Xaaladda Dalalka Itoobiya & Suudaan
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo gaaray Degmad Balcad ee Gobalka Sh/dhaxe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here