Home Wararka Maanta Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo La Soo saaray (Akhriso)

Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo La Soo saaray (Akhriso)

0

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha lagu howlgalayo ee doorashada Golaha Shacabka.

Qorshahaan Ayaa ah sida qaabka soo xulida ergada, meelaha deegaan doorashada ah, shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya kuraasta, tirada ergo ee dooraneysa kuraasta taala dowlad goboleedyada iyo deegaan doorashadooda, cod bixinta oo soconeyda 20 maalmood.

Qorshaha howlgalka doorashada kama dhigna jadwalka doorashada, balse waxaa ay u muuqataa qorshe bilow u ah howlaha doorashada iyo sidii loo ambaqaadi lahaa.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Mowqif cad ka Soo saartay Joogitaanka Ciidamada AMISOM
Next articleCiidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo si nabad ah caawa ula wareegay Gurceel (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here