Home Wararka Maanta Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo La Soo saaray (Akhriso)

Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo La Soo saaray (Akhriso)

0

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha lagu howlgalayo ee doorashada Golaha Shacabka.

Qorshahaan Ayaa ah sida qaabka soo xulida ergada, meelaha deegaan doorashada ah, shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya kuraasta, tirada ergo ee dooraneysa kuraasta taala dowlad goboleedyada iyo deegaan doorashadooda, cod bixinta oo soconeyda 20 maalmood.

Qorshaha howlgalka doorashada kama dhigna jadwalka doorashada, balse waxaa ay u muuqataa qorshe bilow u ah howlaha doorashada iyo sidii loo ambaqaadi lahaa.

Ad