Home Wararka Somaliya Galmudug Howlgal ay Fuliyeen Ciidamada Galmudug oo Lagu Burburiyay Gooba Laga shiday Dhuxul...

Howlgal ay Fuliyeen Ciidamada Galmudug oo Lagu Burburiyay Gooba Laga shiday Dhuxul (Sawiro)

0

Taliska Ciidamada Booliska Gobalka Mudug aqoonyahano iyo waxgarad ayaa gubey dhowr xirmo oo dhuxul ah oo si sharci darro ah looga jarayay deegaano hoostaga degmada hobyo ee Gobalka mudug.

Howlgalkaan waxaa hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/dhexe Qaasim Shirdoon Cali oo wehlinayaan saraakiil kale oo ka tirsan Booliiska gobalka.

Ciidamada ayaa soo xiray qaar ka tirsan dadkii shirta jarayay kuwaasoo Saraakiishu sheegeen inay sharciga horgaynayaan.

Ad
Previous articleCiidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay
Next articleDhageyso Taliska Ciidanka Xooga oo dignin u diray Askarta dhibaateeya Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here