Home Wararka Maanta Ciidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay

Ciidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay

0

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Janeraal Biixi ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde saaka ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan kumaandooska Qaranka ee Gor-gor.

Ciidamadaan ayaa tababar dhowr bilood socday waxaa ay kusoo qaateen dalka Turkiga, waxaana ka qeyb qaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliye Biixi oo Askarta u khudbeynayay ayaa yiri ”Walaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida waxaan geyneynaa tiirka Maxkamadda”

Ad
Previous articleWasaaradda Amniga Soomaaliya oo si Kulul uga Hadashay dad Siyaaba Kala duwan Loo dilay
Next articleHowlgal ay Fuliyeen Ciidamada Galmudug oo Lagu Burburiyay Gooba Laga shiday Dhuxul (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here