Taliska Ciidamada Booliska Gobalka Mudug aqoonyahano iyo waxgarad ayaa gubey dhowr xirmo oo dhuxul ah oo si sharci darro ah looga jarayay deegaano hoostaga degmada hobyo ee Gobalka mudug.
Howlgalkaan waxaa hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/dhexe Qaasim Shirdoon Cali oo wehlinayaan saraakiil kale oo ka tirsan Booliiska gobalka.
Ciidamada ayaa soo xiray qaar ka tirsan dadkii shirta jarayay kuwaasoo Saraakiishu sheegeen inay sharciga horgaynayaan.
Ad