Home Wararka Somaliya Galmudug Hogaamiyihii Guud ee Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb

Hogaamiyihii Guud ee Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb

0

Hogaamiyaha Guud ee Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sh Xasan Faarax ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Dhuusmareeb waxaana soo dhoweeyey Boqolaal Culimo ah.

Macalinka ayaa ka Qaybgali doona Aaska Allaha u Naxariistee Xaaskiisii Muraayad Karar.

Muda dheer ayuu Deegaanadaan ka maqnaa Hogaamiyaha Ahlusunna.

Maamulka Galmudug ayaana Ka hadlin Imaanshaha Macalin Maxamuud Manajirin is Hor istaag lagu Sameeyey Imaanshiisa Madaama Xaaskiisa  lagu Aasi Doono Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Mushaarka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Bishaan loo wareejiyay Ciidamada Dagaalka kula Jira Alshabaab
Next articleDad Ka Badan 20 Qof oo Halmar lagu Toogtay Maraykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here