Home Wararka Maanta Hibaaq oo ka Tirsaneed Xafiiska R/W Rooble oo Qaraxii Maanta ku dhimatay

Hibaaq oo ka Tirsaneed Xafiiska R/W Rooble oo Qaraxii Maanta ku dhimatay

0

Waxaa Ilaahay ha u naxariistee dadkii ku dhintay qarax maanta ka dhacay meel dhawr tallaabo u jirta bar kontorool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada ka mid ahayd Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha sida uu Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya,

Hibaaq ayaa Xafiiska Ra’isul wasaaraha Soomaaliya u qaabilsaneed arimaha Haweenka waxaana dhalay Gen, Suuley oo aad Loo yaqaano.

Hibaaq Waxay aheed Gabar fir fircoon oo Bulshada si wanaagsan ula dhaqata, waxayna shaqadeedu aheed arimaha Hawenka ee Xafiiska R/W Dalka.

Ad
Previous articleBoliiska Soomaaliya oo ka hadlay Qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Kantaroolka Madaxtooyada
Next articleRa’iisul Wasaare Rooble oo tacsi u diray ehellada Hibaaq Abuukar Xasan oo ka mid ahayd la taliyeyaasha arrimaha haweenka iyo xuquuqul insaanka XRW

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here