Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oobis Casilay

Gudoomiyihii Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oobis Casilay

0

Guddoomiyihii xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta uu ahaa mudo todobo sano ah.

Waxa uu xusay Cabdiqani Saciid Carab in uu go’aansaday in uu is casilo isaga oo u taraya kubadda cagta Soomaaliya, waxa uuna meesha ka saaray in lagu cadaadiyay go’aanka uu maanta isku casilay.

Guddoomiyihii xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa ku baaqay in la qabto doorashada guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Soomaaliya si loo helo xiriir nadiif ah oo hogaamiya kubadda cagta.

Iscasilaada Cabdiqani Saciid Carab ayaa imaaneysa xilli uu khilaaf xooggan hareeyay xiriirka kubadda cagta una kala jabeen labo garab, waxa ayna taasi keentay in xiriirka kubadda cagta ee FIFA iyo mida Qaarada Afrika soo faragaliyaan khilaafka.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSenotarkii U Danbeeyey Oo Galmudug lagu Doortay Maantay(Sawiro)
Next articleKursigii uu Ku Fadhiyay C/Wali Muudeey oo Lagu Doortay Baraawe