Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Cadaado iyo Wiil u Dhalay oo La Dilay

Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Cadaado iyo Wiil u Dhalay oo La Dilay

0

Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa ayaa caawa lagu dilay aaga deeganka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud

Wararka ayaa sheegaya in Sh Cisman iyo wiilkiisa la dilay iyagoo ku jira salaad maqrib

Sh Cisman oo horey u soo noqday gudoomiyaha Maxkamada degmada Cadaado ayaa dilkiisa waxaa ka dambeeyay maleeshiyo katirsan khawaarijta AS.

Ad
Previous articleCiidamada Amniga oo ka digtay Qaraxyo kusoo wajahan Muqdisho, soona jeedisay shan qodob
Next articleMadaxweyne Putin Oo 200 Muwaadiniin Mareykanka Ah Ka Maamnuucay Inay Galaan Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here