Home Wararka Maanta Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kormeeray xarunta Golaha Wakiiladda Puntland ( Sawirro)

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kormeeray xarunta Golaha Wakiiladda Puntland ( Sawirro)

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay Xarunta Golaha Wakiiladda ee Baarlamaanka Puntland.

Guddoomiyaha oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS ayaa waxaa xarunta Golaha Wakiilada Puntland ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyagoo mid mid u kormeeray xafiisyada ay ku shaqeeyaan aggaasimeyaasha iyo howlwadennadda Golaha Wakiiladda Puntland waxaana uu boggaadiyay shaqada baaxada leh ee ay u hayaan shacabka reer Puntland.

Ad
Previous articlePuntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob (Akriso Heshiiska)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Dib ugu Soo laabtay Dhuusomareeb laguna soo dhaweeyay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here