Home Wararka Maanta Gudoomiye Madaale oo arrimo Xasaasi ah kala hadlay Paul Simkin iyo xubno...

Gudoomiye Madaale oo arrimo Xasaasi ah kala hadlay Paul Simkin iyo xubno la socday (Sawirro)

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay madaxa barnaamijka horumarinta dowladaha hoose ee UN-JPLG Mr. Paul Simkin.

Kulankaan ayaa loogu wada hadlay xoojinta barnaamijyada la xariira taageerada uu UN-JPLG siiyo dowlada hoose ee Muqdisho dhinacyada casriyeenta maaliyadda iyo kordhinta dakhliyada, daadajinta adeegayada bulshada, maamul wanaaga iyo isla xisaabtanka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana warbixin dheer ka siiyay Mr. Paul Simkin waxyaabaha u qorsheesan maamulkiisa iyo sidoo kale taageerada ay ka doonayaan barnaamijka horumarinta dowladaha hoose ee UN-ka.

Duqa Muqdisho ayaa wada kulamo kala duwan uu la qaadanayo hay’adaha kala duwan ee ka howlgala dalka gaar ahaan kuwa taageera maamulka gobolka Banaadir, kuwaa uu kala hadlayay arrimo la xariira horumarinta caasimadda iyo hirgalinta mashaariic .

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleAadan Madoobe oo kulan la qaatay Ahmed Almowallad Maxay kawada Hadleen( Sawirro)
Next articleWasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka Dhisaq-shurufle