Home Wararka Maanta Gudoomiye Ku Xigeenkii Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga oo is Casilay

Gudoomiye Ku Xigeenkii Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga oo is Casilay

0

Guddoomiye kuxigeenka guddiga maamulka doorashada Beelaha Banaadiriga ah ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimadii guddiga.

 

waxa uuna xarunta ka soo qaatay Computer,kaas oo aan la ogeyn in uu si gaar ah u leeyahay iyo in guddigu leeyahay.

Iscasiladda masuulkaan ayaa la xariirta cabasho ay qabaan beeshiisa oo sheegay in la boobayo kursigooda.

Raysulwasaare Rooble ayay ku eedeeyeen inuu Boob ku Haayo Kuraasta Beelaha Banaadiriga islamarkaana uu U xiray Dad Gaar ah.

Rooble ayaana Goordhawayd Joojiyay Doorashada Beelaha Banaadiriga oo La Qaban lahaa Maalinta Isniinta ee Asbucaan.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Hakiyay 5 kursi oo Muran Xoogan Ka Taagnaa
Next articleWararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Baladweyne iyo Dad badan oo Ku Dhintay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here