Home Wararka Somaliya Gudoomiye Cumar Finish oo xilalka ka qaaday Gudoomiyaal Degmo

Gudoomiye Cumar Finish oo xilalka ka qaaday Gudoomiyaal Degmo

0
Guddoomiye Cumar Finish ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir
Degmooyinka xilka laga qaaday waxaa kamid ah.
1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir, Ku sime Maxamed Axmed Iidoow
2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan, waxaana ku sime sii ahaanaya Deeq Xasan shiiqoow
3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac, waxaana Ki simaha sii ahaana Jamaal Cali Maxamed
4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle Waxaana xilka guddoomiyaha degmadaas loo magacaabay Mire Salaad Dhuxulow.
Ad
Previous articleGalmudug oo shaacisay in Sarkaal Shabaab ah oo Galmudug Laga Ergayay uu isku dhiibay Cidamada XDS
Next articleAkhriso Magacyada Sanatarada ah ee Maanta lagu doortay Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here