Home Wararka Somaliya Akhriso Magacyada Sanatarada ah ee Maanta lagu doortay Garoowe

Akhriso Magacyada Sanatarada ah ee Maanta lagu doortay Garoowe

0

Doorashadii ka socotay magaalada Garowe ee ay Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa la soo gababeeyay.

Illaa 11 Senator oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa la doortay iyadoo qaarkood lagu doortay hab gacan-taag ah kadib markii ay u tanaasuleen murashixiin kale oo kula qornaa kursiga Aqalka sare.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada xubnaha loo doortay Aqalka sare:

1- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
2- Maxamed Cali Yuusuf Gagaab
3- Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)
4- Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde)
5- Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan).
6- Daahir Ayaanle Siciid
7- Farxaan Cali Xuseen
8- Saynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye)
9- Cabdiqani Geelle Maxamed
10-Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad
11-Sareedo Maxamed Xasan (Jeyte).

Ad
Previous articleGudoomiye Cumar Finish oo xilalka ka qaaday Gudoomiyaal Degmo
Next articleAkhriso Musharaxiinta Aqalka Sare ee Maanta qaatay Shahaadada Musharaxnimada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here