Guddoomiye Cumar Finish ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir
Degmooyinka xilka laga qaaday waxaa kamid ah.
1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir, Ku sime Maxamed Axmed Iidoow
2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan, waxaana ku sime sii ahaanaya Deeq Xasan shiiqoow
3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac, waxaana Ki simaha sii ahaana Jamaal Cali Maxamed
4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle Waxaana xilka guddoomiyaha degmadaas loo magacaabay Mire Salaad Dhuxulow.
Ad