Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii ay Qaadan jireen

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo wajahaya kacdoon ay wadaan Xildhibaano gollaha ka tirsan ayaa gunnada iyo fadhiyada gollaha ka joojiyay 3-mudane, mudo 4-fadhi ah.

Warqadan oo wasaradda maaliyadda loo diray ayaa ka dhigan fariin goodin ah oo lagu hakinayo dhaqdhaqaaqa gacal ka dhanka ah ee golluhu wado.

Ad