Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo War Cusub kasoo Saaray Kursiga HOP045 oo Dhawaan...

Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo War Cusub kasoo Saaray Kursiga HOP045 oo Dhawaan la Hakiyay

0

 

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa  muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursiga Nambarkiisu yahay HOP045.

Kursigan oo doorashadiisu ka dhacday degmada Baraawe ayaa dhawaan loo diiday inuu u tartamo Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed, isagoo dacwad ka gudbiyay Musharaxi ku guuleystay.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa Shan maalmood oo dheeri ah ku daray xilliga loogu tala galay in lagu soo gabagabeeyo dacwadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Ad
Previous articleQaar ka mid ah Magacyada Madaxda Soomaalida ee Maraykanku Xayiraada Kusoo Rogay(Aqriso)
Next articleC.Qaadir C.llaahi lugey oo goordhow la dilay iyo Faahfaahin laga helay Dilkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here