Home Wararka Maanta Gudiga Doorashooyinka Jubaland Ku Dhaqaaqay Arin Baal Marsan Habraaci u Danbeeyey ee...

Gudiga Doorashooyinka Jubaland Ku Dhaqaaqay Arin Baal Marsan Habraaci u Danbeeyey ee Lagu Heshiiyay

0

Guddiga doorashada ee Jubbaland oo maalin ka hor (18 Janaayo) shaaciyay liiska Guddiga soo xulaya kursiga HOP093 ayaa is bedel layaab leh ku sameeyay shalay liiska Guddiga soo xuli lahaa kursigaas.

Xubnaha la bedelay ayaa ahaa Nabadoonkii iyo saxiixihii kursiga HOP093 ee doorashadii 2016, waxaana tani ay baal marsan tahay habraacii u dambeeyay ee Shirkii 3-9 Janaayo.

Kursiga HOP093 waxaa ku fadhiyay Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Sheekh Nuur Maxamed Xasan.

Ad
Previous articleFahad yaasiin: “Hadii aad Wanaag fasho Wanaag ayaa la Fishaa”
Next articleNabadoo Caan ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here