Home Wararka Maanta Guddiga Doorashooyinka Oo War Cusub kasoo Saaray Dhaarinta Xildhibaanada

Guddiga Doorashooyinka Oo War Cusub kasoo Saaray Dhaarinta Xildhibaanada

0

Wargelin Muhiim ah:

Waxaan halkan idinku wargelinaynaa in maalinta Khamiista 14-ka April, 2022 ay tahay maalinta la qabanayo munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada cusub.

 

 

 

Waxaan Xildhibaanada Sharafta leh ka codsaneynaa in Saacaddu markay tahay 10:00AM, ay isugu yimaaddaan Hoolka Teendhada ee Afisooni. Waxaana si xushmad leh idiinka codsaneynaa inaad ilaalisaan waqtiga islamarkaana aad u soo diyaar garowdaan Munaasabaddaas.

Ad
Previous articleDacwad oogaha guud ee kenya oo Dacwad layaab leh lagu Soo oogay oo la xariirta Soomaali jacayl
Next articleDoon u rarnayd Ganacsato Soomaaliyeed oo Gubatay Kadibna Dagtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here