Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Soomaaliland oo bilaabay Diiwaan galinta Odayaasha Soo xulaya Ergada (Sawiro)

Guddiga Doorashada Soomaaliland oo bilaabay Diiwaan galinta Odayaasha Soo xulaya Ergada (Sawiro)

0

Guddiga Maamulka Doorashada ee Gobolada Waqooyi/Somaliland ayaa maanta diiwaan geliyay Guddiga soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP262 iyo HOP229, kaddib markii shalay Guddiga doorashada uu shaaciyay liiska oday dhaqameedka iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta.

Muran ayaa ka Taagan Doorashada Goballada waqooyi ee Soomaaliland, waxaana Shalay Gudoomiye Cabdi xaashi uu dalbaday in dib Loo dhigo Doorashada an.

Sidoo kale Xubna ka mid ah Guddiga Doorashada Ayaa Cabdi xaashi hadalkiisa Taageeray waxayna u Muuqataa in Khilaaf xoogan uu taaganyahay.

Ad
Previous articleMadaxweyne Biixi ” Cafis malahan qof ka qeyb qaatay Siyaasadda Soomaaliya ka jirta.
Next articleShir lagu hawl-gelinayey Guddiga Hoggaaminaya Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso Amnigeeda Qaran oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here