Home Wararka Somaliya Galmudug Golaha Musharaxiinta oo si Kulul uga Hadlay Dagaalka Gurceel

Golaha Musharaxiinta oo si Kulul uga Hadlay Dagaalka Gurceel

0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ku dhawaaqay inay aad ugu xunyihiin Colaada Ka Taagan Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud

Qoraalka ka soobaxay Musharaxiinta Aya Baaq Deg Deg ah Loogu diray Galmudug iyo Ahlusuna oo Muddo dagaalamaayay.

Sidoo kale  waxay sheegeen in aan Loo dulqaadan Karin colaadaan Lagu Barakicyay Kumanaanka  ruux oo reer Gurceel ah.

 

 

 

Ad
Previous articleRooble oo ka hadlay Doorashada Puntland Xili Dagaalo ka socdaan Galmudug
Next articleC/raxmaan C shakuur Warsame oo Ka hadlay Dagaalka Ahlusuna iyo Dowladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here