Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ku dhawaaqay inay aad ugu xunyihiin Colaada Ka Taagan Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud
Qoraalka ka soobaxay Musharaxiinta Aya Baaq Deg Deg ah Loogu diray Galmudug iyo Ahlusuna oo Muddo dagaalamaayay.
Sidoo kale waxay sheegeen in aan Loo dulqaadan Karin colaadaan Lagu Barakicyay Kumanaanka ruux oo reer Gurceel ah.
Ad