Home Wararka Somaliya Hirshabeelle General odawaa Yusuf Raage oo Magacaabay Gudi Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble...

General odawaa Yusuf Raage oo Magacaabay Gudi Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka isku Sii Shareertay

0

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa magacaabay gudi ka kooban Taliya-yaasha ciidamada dhulka iyo Cirka iyo Saraakiil kale si’ay baaritaan buuxa ugu sameeyaan dhulka la sheegay in uu dhisanayo Ra’iisulwasaare Rooble.

iyadoo la fulinayo warqaddii xalay ee Wasiirka Gaashaandhiga, oo uu kahoreeyey hadal kasoo yeeray Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya.

 

Ad