Home Wararka Somaliya Somaliland General odawaa Yusuf Raage oo Magacaabay Gudi Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble...

General odawaa Yusuf Raage oo Magacaabay Gudi Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka isku Sii Shareertay

0

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa magacaabay gudi ka kooban Taliya-yaasha ciidamada dhulka iyo Cirka iyo Saraakiil kale si’ay baaritaan buuxa ugu sameeyaan dhulka la sheegay in uu dhisanayo Ra’iisulwasaare Rooble.

iyadoo la fulinayo warqaddii xalay ee Wasiirka Gaashaandhiga, oo uu kahoreeyey hadal kasoo yeeray Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya.

 

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Guuleed oo Farmaajo ku Eedeeyay Dib u dhaca Doorashada
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Kulan isugu yeeray Taliyasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here