Home Wararka Maanta Generaal Biixi oo Gaaray Baladweyne iyo Generaal Xuud oo Lafilaayo in Maantay...

Generaal Biixi oo Gaaray Baladweyne iyo Generaal Xuud oo Lafilaayo in Maantay lala Heshiiyo

0

Taliyaha ciidamada lugta General Biixi iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa gaaray maanta magaalada Beledweyne.

 

General Biixi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay taliyaha guutada 27aad General Tredice iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte

 

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Gen Biixi uu la kulmay General Abuukar Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle.

 

Gen Xuud ayaa la filayaa in goordhow uu la hadlo saxaafada kana ka hadlo isbedel ku yimid mowqifkiisa Maamulka Hirshabelle.

Ad
Previous articleMaamul Goboleedyada Soomaaliya oo Bilaabay Dadajinta Doorashada Kadib Hanjabaadii Maraykanka
Next articleGeneraal Xuud oo ugu Danbayn Aqbalay inuu Wada Hadal Lagalo Dowlada Hirshabeele

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here