Home Wararka Somaliya Galmudug Gen, Macuub oo Loo Dhiibayo Amniga Goobaha Doorashada Galmudug

Gen, Macuub oo Loo Dhiibayo Amniga Goobaha Doorashada Galmudug

0

General Mascuud oo caan ku ah la dagaalanka alshabaab ayaa la qorsheynayaa in loo dhiibo amniga doorashooyinka Galmudug.

Waxaa soo baxaya Warar sheegaya in Gen, Mascuud in Mudda ah ku sugnaa Galmudug waxbadana ka qabtay Amniga Galmudug loo dhiibo Doorashada Galmudug ka dhacaysa.

Doorashada Xildhibaanada 2 aqal oo Deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayuu Taliyahaan Sugi doonaa Amnigeeda, waana Mid ka mid ah Saraakiisha ugu Firfircoon ee Xooga dalka Soomaaliya.

Gen, Mascuud oo si weyn Looga yaqaano Deegaanada Galmudug ayaa La hadal hayaa in Loo dhiibo Amniga Doorashada Deegaanada Galmudug

Ad
Previous articleWaa Kuma Dowladda Ka taageeraysa Soomaaliya Dhaqaalaha Doorashada ?.
Next articleSomaliya iyo Kenya ayaa Ka wadahadlay dib u Hagaajinta Xariir Toos ah oo dhexmara labada dal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here