Home Wararka Maanta Gantaallo Xamaas ku ridday dhanka Israa’iil oo argagax ku abuuray malaayiin Israa’iiliyiin...

Gantaallo Xamaas ku ridday dhanka Israa’iil oo argagax ku abuuray malaayiin Israa’iiliyiin ah

0

Iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ku hayso Marinka Qaza, ayaa militariga Israa’iil waxa ay sheegeen in hawada sare ee bartamaha dhulka Israa’iil laga maqlay codka gantaallada laga soo ganay dhanka Qasa.

“Malaayiin Israa’iiliyiin ah ayaa ka ordaya sidii ay uga gamban lahaayeen bambooyinka,” ayaa lagu yiro qoraal la soo dhigay barta X, oo horey loo oran jiray twitter isla markaana ay leeyihiin milatariga Israa’iil.

Milatariga Israa’iil ayaa dhawaan sheegay in 8,000 oo gantaal lagu soo riday Israa’iil tan iyo 7-dii Oktoobar.

Ad
Previous articleCiidanka Booliiska Somaliland oo warbixin ka soo saaray wiil xalay lagu dilay magaalada Hargeysa
Next articleSaameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here