Allaha u naxariistee waxaa dalka Konfur Afrika Lagu dilay Abdinaafac Maxamuud Macalin ibraahim, waxaana Lagu dilay dukaankiisa oo ku yaala xaafada Mayfair ee Magalada johannesburg.
xalay ayaa lagu aasay qabuuraha Muslimiinta ee Westpark Cemetery iyadoo qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ay ka qeybgaleen aaska Marxuumka
Marxuumka dilka loo gaystay ayaa ahaa nin si weyn Looga qadariyo magalada johannesburg
Dilka waxaa geeystay sida la sheegay rag midiyo ku hubeeysnaa iyado ciidamada booliska ay baadi goobayaan burcadaasi
Ad