Home Wararka Maanta Ganacsade Axmed Tahliil oo lagu Dilay Gaalkacyo

Ganacsade Axmed Tahliil oo lagu Dilay Gaalkacyo

0

Waxa saaka degmada Gaalkacyo lagu dilay, Axmed Tahliil oo ka mid ahaa ganacsatada gobalka Mudug.

Rag hubaysan oo watay gaari ayaa marxuumka ku hor dilay dukaankiisa oo ku yaalla jiira Cabdullaahi Yuusuf.

“Dilka ka hor waxay isku dayeen inay afduubtaan”, sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal.

Waa dhacdooyin ku soo badanaya gobalka Mudug, kuwaas oo khalkhal galinaya amniga iyo ganacsiga, haddii aan deg deg wax looga qaban.

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyay toogasho ka dhacday dalka Mareykanka
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Weerar lagu Qaaday Wasarada Gashaandhiga Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here